Ciidanka Liyu Boolis oo soo bandhigay Maxaabiis & hub ay ka qabsadeen Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidamada LiyuBoolis ayaa shaaca ka qaaday inay dagaaladii ugu dambeeyey Al-shabaab ka dileen 800 oo dagaalyahan gacantana ay ku dhigeen ku dhowaad 100 maxaabiis ah oo Al-shabaab ka tirsan. Taliyaha guud ee Ciidanka Xoogga gaarka ah ee Dowlad degaanka Soomaalida Sarreeye guud. Maxamed Axmed iyo Major Jeneral Tesfaye Ayalew oo ah Madaxa hawlgalinta Ciidanka Qaranka … Continue reading Ciidanka Liyu Boolis oo soo bandhigay Maxaabiis & hub ay ka qabsadeen Al-Shabaab (Sawirro)